BLOOD GROUP
waxa jira 4nooc oo blood group waxa aan kala yihiin A, B, AB iyo O kooxda dhiiga waxa go,aamiyah hidah xaga waaridaka ,haddi waaridka uu yahey O+ adn waxa ugu badan aad noqoneysi waa O+ taas aya loo dhayah waxa ka dhaxleysah waaridkaga.
Marka koox kaste RHD oo macnaheedu yahey kan inoo go,aamiyah ,in uu dhigan yahey posative + ama Negative - RHD waxa uu u kala baxa 8group A+ , A- B+, B- , AB+ , AB-, O+ , O- Waan inta ugu muhiinsan oo blood group.
Qaab nooce lo ogadah nooca u yahey dhiigaga
waxa naga saacidayah Reaction kala duwan ku waas oo ino shegayah nooca uu yahey dhiiga iuo RHD uu qadanayoh dhiigag .
1. waxa aad soo diyarsaneysah dhiiga , inta adan ka qaadin farta
ha ilaawin in aad nadiifisi farta , farta tuuji ka bacdin ku mud irbad
adiga oo wax cadsi muujineyn .
2. waan in aan so qadatah slide si aad dhiig ugu dhibcisi oo ad isbeysi u kale dhaxeysisi ,sida kalan waa in aad istaaban 3 drop .
Qaabka sawirka kaga muuqato waa in aad magac ama calaamad u yelatah , si anan isaga ka dhex khaldamin dhiiga kan A iyo O .
3. isteebka ugu danbeya waxa laga baahan yahey reagente lagu dari laha dhiiga si si ay nagu shegan nooca uu yahey dhiiga iyo RHD uu qadanayoh.
saddexda reagente waxa lo yaqanah{ Anti A} ,{ Anti B} iyo {Anti D} mid kastan waxa ay ino qabatah shaqo goni ah waxa ugu muhiimsan anti D waa tan inoo shegeysah qofkan ma posative miya misa waa negative.
Marka aad dhiiga ku dhibcisi waan ina aad isku qasatah reagente iyo dhiiga si aad ay isku dhex galaan oo ay inoo siyaan jawaaab fiican.
Wax aan arajenayah ina aad isku dayidontan saddexadan su,aaloda waxa aan inii rajenayah GUUL.
CIDE AAN FAHMIN QORAALKA BAL ISKU DEY INA AAD KU FAHANTI VEDIOGAN AAN HOOS INO SO DHEGAYOH.
KA FAAIDEYSI WACAN.
0 Comments