Full-Width Version (true/false)

BARASHEDA SHEYBARKA

 INTRODUCTION

WAA MAXEY SHEYBAR CAFIMAAD ?

(What is medical laboratory?)

A medical laboratory ama sheybaarka caafimaad waa meel la qalabeyey o loogu talagey in lagu ogaado ama saamiyada  laguna baaro si loo helo xog ku saabsan  loona daweyo cudurka hayah.

               FAAIDAD UU INO LEYAHEY SHEYBARKA

Sheybarka waxa wuu inoo leyahey faa.idoyin aad u furo baden taas oo bulshad boos weyn ugu jiro.

Laboratory waxa lagu tilmaamah in uu yahey SPINAL CORD taas oo macanaheedo ay tahey in uu laf dhabar u yahey caafimadka , oo aan la,aantis oo Doctorku jawaab uusan siinkarin bokaanka.

sido kalan waxa uu soorah waxyabah aysan isha bani aadamku aysan  qaban karin taas oo lo yaqanoh 

MICRORGANISAM.

            MAXAA LAGU BAARAH SHEYBARKA 

Waxa lagu barah waxyabah ilma aragteyda ah taas aysan awoodi karin isha bami aadamka.

inta waxa la barayo waxa lagu  barah DHIIG , KADIDA ,DHUUXAH , CSF, XAQADAH ,STOOL  AMA XAARKA IWM,

waa inta ugu muhiimsan sheybarka  ee lagu baaro waxyabo kalanah wey jiraan ee lagu baaro waan arki donah inshalah qeybah danbe .

 

              WAA QAABKE UYALAH LABORATORY AMA SHEYBARKA

              


  waa qaabka uu u egyahey microscpe iyo qeybah uu u ka kooban yahey , aydoo aan sharxi donah mid kaste wax ay inoo qabato  iyo shaqadeda waxa ay tahey. 

               WAXYABAH LAGU OGAADO ALADAAN WAXA KA MID AH

Cells [ Unugyo ]

Casts [Dhagaxyo ]

Crystals [Macdan ]

Organisms [Noole ]

 Contaminants [ Wasaq ]


              Vedigan wax uu sharxayah micriscope iyo qeybihiisah .

cide fami weydey englisha ayan kuga tala galey si ay ugu fahman luqadoda Hooyo.


EYE PIECE [ Waa qebta naga saacideysah inaa wax aragano ]

NOSE PIECE [ Waa qeybta isku heysah 3 xabo ee objectivka ah ]

OBJECTIVE LENS [  Waa 3 ill ee wax lagu fiiriyo kuwaas oo u kale baxa 4X,  10X  and 100X ]

HEAD   [ Waa madax  microscopka ]

ARM     [ Waa qeyba la qabto marka microscpka la qadayo oo lo yaqano gacanta micrsocope ]

MACHANICAL STAGE [ Waa meesha  marka waxa la barayo la dhigto ]

COURSE ADJUSMENTE [ Waxa loo isticmalah ,marka aad wax so dhawesanysi ]

FINE ADJUSMENTE  [ Waa meesha wax cadde oo faseex ah kaga dhugeysah sheyga aad bareysi ]

BASE  [ Salka uu ku fadhiyo ,microscpka ayaa lo yaqanah base ]

BRIGHNESS ADJUSMENTE  [ Waa mesha laga kantoroolo iftiinka microspka  ]

LIGHT SOURCE [ Waa meesha uu ka so baxo iftiinka ]

LIGHT SWETCH   [ Waa meesha laga damiyo microscpka ]


Waxan rajenayah ina waxbaden ka ogaaten barshad laboratroy.


Post a Comment

3 Comments