Full-Width Version (true/false)

Motivation of Health

             Dhiirigalinta barashada Caafimadka

Waxa aan halkan ku dheeri galinayah qof kasta oo awooda ina uu waxa ka bartaho caafimadka , xitaa ha naqoto waxa yare uu ku anfacayo qooskisah iyo gaar ahaan naftiisa IWMN.
Barashada caafimadku waa mid boos weyn ugu jirto dadweynah taas oo bulsho kasto oo meel dagan ay u sameysato Xarumo caafimaad iyo dhakhatiro ka shaqo gashah,kuwaas oo ilaalinayah caafimaadka bulshada iyo in gargaar caafimad u fidiyaan inta  aan awoodin in ay tagan Hospital  aaysan awoodi karin in ay kharashka iska bixiyan ,dadka aan soo tilmaamey waxa ay noqo bahan yihin in aan markasta aan garab istaag u muujino .


Marka aad tahey qof bartey caafimaad waxa tahey qof muhiim u ah bulshada oo ay ku faanan xitaa diiniyan marka aad qof walalka oo xanuusanayah oo aad daweyso ama aad siiso talo caafimad oo naftisa anfacayah oo dar alle u siiso waxa aad ka helysah ajar aad u weyn, oo ajarka aad sameysey laga yabah waxa kheyr qabah in uu alle kugu badalo.

Muhiimada ay ledahey barashada caafimadka


Marka aad tahey qofka bartey caafimad waxa tahey qof boos weyn ugu jira dadka waxa aad ledahey astaan ku gaar taas aysan laheyn dadka kale oo baratah xirafadah kale  oo kale duwan.Astaanta qofka caafimadka ka shaqeyah waxa lagu garatah shaatiga cadde kaas u taagan badbaadin oo cadeneysah astaanta Doctornimo.


Doctorku  waa kan og xog kasta oo ku saabsan bukaankisa iyo asago og beshinkisa ceebkasta oo leyahey ama meel kasta oo ka xunyahey ,waxa ,mararka qaarkood qofka doctorka waa sirdoon sababta oo mah waxa uu oganahey xoq aysan ogeynta ama aysan soo sarin karin Sirdoonka .
sidaas aya lo dhah docotorka waa sir keydiyah bulshada uu u shaqenayoh .

        Sharuudah laga rabo qofka bartey caafimadka

  • waa in aadan shekin xoqta bukaanka aad u shaqeyneysi oo kun ekaato labadenah
  • waa inn aadan bukaanadada ku simnadan aysan kuu kale duwanan
  • bukaankag waa in aad kula hadashah hadal naxaris leh oo uu ku dareemo naxariis 
  • waa in aad bukaankaga maraka aad howl u qabaneysi waa in aad u dhoolo cadeysah aad si faraxsan ugu shaqeysi si uu u daremo in aad howl fiican u qabaneysi
  • marka uu bukaankag uu ku aflagadeyo waa in aadan ku dayan oo aadan aceyn oo aad dajiso.
  • docotorku waa in uu yahey mid dulqaad baden oo dabeecad wanagsan oo haddi waxa lagu sameyo oo u dulqadankaro  bukaankisa 
inata waa inta aan isleyahey  wey ugu muhiinsantahey sharuudah laga rabo qofkasta oo ka shaqeyah xarun caafimad.
               

NB waa ina aad noqotah marksta oo aad u shaqeneysi bukaankaga qof si dhab ah ugu shaqeyah bukaankisa oo u ka sooqadao naftisa oo kale qofka oo u shaqenayah
                                


  Ababka waxa ay inaga caawiyanan in aad si fudud u barato ama xoga ka o gaati waxa aad raadineysi
waxa aan inugu soo gudbinayah sharaxaad dhamestiran ayadoo Video ah daawasho wanagsan.



Halkas waxa nagu so dhamadey dhiirigilinta barashada caafimadka,
wax aan rajenayah ina ad waxa un ka faa ideysi dhamaan inta nalaga so cotah .

                                           END

Post a Comment

0 Comments