Full-Width Version (true/false)

 

What is a urinalysis?

INTRODUCTION

 Kaadidi waa adareere jaalle qafiif ah kaas oo ku dhashah hoowlah kiimakeed ee jirka ka dhex dhacah.

Baaritaanka kaadida waa baaritaan lagu baaro muuqaalka, walxaha iyo qeybaha daqiiqadaha ee saxarkaada Waxay ku dari kartaa imtixaano kala duwan kuwaas oo kala saaraya oo qiyaasi kara isku dhafka kala duwan ee dhex mara jiirkaaga adoo isticmaalaya tusaale kali ah

Bixiyeyaasha adeegyada caafimaadku waxay inta badan isticmaalaan baadhista kaadida si ay u qiimeeyaan ama u baadhaan xanuunnada caadiga ah ee gaarka ah, sida beerka jirada, kelyaha jirada iyo sokorowga, iyo si ay u falanqeeyaan wasakhaynta kaadi-mareenka (UTIs).

Nooca ay tahey baaritan kaadid qofka taas u cadeneyso ina uu qofkan qabo canuunka iyo in uu yahey qof caafimaad qabo ,ayadoo taaas laga tixracayo nooca ay tahey kaadid .

    COMPONENTE OF THE URINE [ Waxyabah ay ka kooban tahey kaadida ]

Kaadidu 95%  waxa ay ka kooban tahey biyo inta soo hartan wax ay noqoneysah 
 
Waxa ka mid Macaadinta, jermiska ,chemicak , protien , unugyo iyo wax yaabo kale oo sun ah .


                QAABKA LOO BARO KAADIDA SHEYBARKA
         Si loo ogaado qaar ka mid ah xanuunada jirka haleela  waa in la sameyah baarista kaadida.

kaadida la baarayo waa in lagu soo qaado shey nadiif ah oo daboolan si aysan ugu daadan qafka baarayah , waan im uu noqdah sheyga aan isticmaalano mid aan horey loo isticmaalin,
NB . Qofka waa in aad u shegtah in uu kaadida inta hore uu san soo qaadin ee muhiimadu ay tahey ina dhexa  in u wiilka ku shubo.
Kaadida waxa loo SADDEX nooc oo kale duwan oo kale ah .
1. PHYSICAL EXAMINATION
2.CHEMICAL EXAMINATION
3. MICROSCOPE EXAMINATION

          

        PHYSICAL EXAMINATION [QAABKA  MUQAL AHAN LOO BARO
  
   

                  
Kaadida waxa laga fiirnayah 3nooce oo kale duwan

 1.NORMAL CALOR
pale yellow [jaale qafiif ah ]

Abnormal color
Haematuria [kaadidu oo dhiig leh ayaa lo yaqanah ]

Smoky urine [ kaadi qiiq ah ]

Hemoglobirinia [ kaadida oo birta ay ku baden tahey ]

Clarity [ kaadida oo saafi noqota oo wax cilada aan laheyn ]

Abnormal
Turbid [ wasaq ] , cells [ unugyo ] , organisma [noole ] IWM

  VALUME [ muga kaadida ]
   


600\1600ml [Adult]
polyuria [kaadi baden ] ... <2000ml\day
Oliguria [ kaadi yare ] .... 500ml day
aniria [kaadi waa ] ... 100ml day
                                                         
Ayado muqal ah 

                                                    PARTE 1


Post a Comment

1 Comments