Qalabyada aan u isticmaalno sheybarka
Qalabyada loo isticmaalo sheybaarka waa kuwa aan la soo koobinkarin ,taas oo macnaheedo ay tahey iney jireen qalabyo baden oo la isticmaalo ,saas ay tahey waxa aan ka soo qadaneynah inta ugu muhiimsan oo aan laga maarmarka aheyn marka aan ka shaqeyno xarunta sheybarka .
Waxan sharaxad inag siineynah qalab kaste ,magacis , waxa loo isticmaalo iyo wax tarka uu ino le yaheyIWMN.
Basic equimente of labaratory
1. Name .TESTE TUBE
Teste tube waa tube loo isticmaalo in wax lagu shubto ama wax chemical ah lagu diyaarso,
Waxa oo inoo qabtah shaqo baden waxa ka mid ah in aan ku qaadano dhiiga ,urina iyo iwmn
2. Name . palastic pepitt
Waxa uu inaga caawiyah ina aan ku soo qaadano sample , kaas oo mid xadidan oo qiyaas leh
oon lamnbarano leh.
3. Name . contianer or urine cup
Contianer or urine cupe waxa loo isticmaal ina lagu qaado kaadida ama saxarada
NB Ogow markste oo qofku ku keeno contianerka ayado sample ku jirto ha ilaawin in aad magacis ku qorte ama ID su sameyso si uu san kaga khaldamin.
4. Name .Syringes
Syringes waxa loo isticmalah in xididka dhiiig lagu soo qaaddo
5. forceps
Waxa uu inag caawiyah in aan ku soo qadano sample kaas ah , mid aadan gacanta ku soo qaban karin oo ah shey aad u yare ,Tusaale marka aad tube aad dhexgalineyso waa in ad isticmashah forceps si aad gudah u dhigte.
6. Name . brushes
Brushes waxa loo isticmalah in lagu nadiifiyo tubeska ,flaska IWMN
7. Name . Graduated cylinder
Loo isticmaalo in lagu cabbiro mugga dareeraha, kiimikooyinka ama xalalka inta lagu jiro shaqada maalinlaha ah.
8. Name . Beaker
Beakeradu waxay faa'iido u leeyihiin weelka falcelinta ama inay qabtaan muunado dareere ama adag ah.
9. Name . Tourniquet
Tourniquet waxa uu inoo fudeydiyah ina aan xididka si dhib yare aan u aragno si aan qof dhiig ugu qaadno ama daawo uga siino
NB Ogow marka aad ku xirto beshinka waa in aadan ku ilaawin sababto ah xididad dhiig ah ayaa xirmi karah waa inaad si dhaxso leh ugu furtah.
10. Name . wash bottle
Loo isticmaalo in lagu dhaqo ama lagu biyo raaciyo qaybo kala duwan oo weel quraarad ah ama caag ah oo ku jira shaybaarka.
11. Name . Centrifuge machine
Aaladan Waxaa loo isticmaalaa kaadida, serum, sed-burinta dhiigga
dhiig ayey inoo kala saartah waxa ay ukala saartah serama iyo plasma.
12. Name . Micro pipett
Waxa lo isticmalah xaddi dareera ah oo cabiran in meel laga qaado meel kale lagu shubo
Tusaale ,marka aad rabti in aad diyaarsati walxo kiimiko oo kale duwan waa la isticmalah.
13. Name small plastic pipett
Waxa lagu tala galey ina lagu isticmaalo xaddi aad u yare oo sample ah ina lagu so qaado
14. Name . Rollex mixser
Aladan wax ay nag saacidah in ay is dhex galiso dhiigga si uu san u kala fariisan usan unoqan mid adag oo aan dhaqaaqeyn.
15. Name . Microscope
Marka la maqlo sheybar waxa ugu muhiimsan waa microscope waxaana u isticmalah in aan ku baarno waxyabah aysan isha bani aadamku aysan qaban karin,
0 Comments